Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey 18-Ka May. May 18, 2022 Hargeysa, May 18, 2022 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka caasimadda Hargeysa kala qaybgalay [...]
Xuska 18ka May Oo Si Rasmi Ah Uga Socda Hargeysa May 18, 2022 Hargeysa, May 18, 2022 (Haatufonline) – Xuska maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May, ayaa si habsami ah uga socota Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Fagaaraha debaal [...]
Masuuliyiinta Gobolka Awdal iyo Dadweynaha Boorama Oo Caawa U Diyaargaroobay Xuska 18-ka May May 17, 2022 Boorama, May 17, 2022 (Haatufonline) – Gudoomiyaha Gobolka Awdal Iyo Duqa Magalada Boorama Ayaa La Dabaal Degay caawa qaar ka mida Dadweynaha Boorama Oo isugu soo baxay [...]
Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Is-Afgarad Ka Gaadhay Xuska 18-ka May May 16, 2022 Hargeysa, May 16, 2022 (Haatufonline) – Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo Waddani oo caawa kulan yeeshay ayaa is-afgarad ka gaadhay xuska [...]
Guddida Qabanqaabada Xuska 18-ka May Oo Amaro Soo Saartay May 16, 2022 Hargeysa, May 16, 2022 (Haatufonline) – Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo ah gudoomiyaha guddida qabanqaabada xuska 18ka May ayaa xisbiyada mucaaradka uga digtay in ay [...]
Xasan Sheekh Maxamuud Oo La Filayo In Mar Kale Loo Doorto Madaxweynaha Somalia May 15, 2022 Muqdisho, May 15, 2022 (Haatufonline) -Wareeggii labaad ee doorashada madaxweynaha ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo labada musharrax ee ugu codadka badan ay u gudbayaan [...]