Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti Oo Ku Soo Biiray Tartanka Gudoomiyaha Midawga Afrika
Djabouti, April 11, 2024 (Haatufonline) – Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa si rasmi ah ugu soo biiray tartanka loogu jiro guddoomiyaha [...]