Alshabaab Oo Xoolo Dhaqatada Ceel-Xeero Ee Hiiraan Ka Laysay 350 Neef Oo Aargudasho Ah
Baladweyne,January 12,2023(Haatufonline)-Kooxda Alshabaab ayaa rasaas ku furtay oo laysay 350 neef oo adhi ah tuulada Ceel-Xeero oo qiyaas ahaan ilaa 20 km dhinaca bari ka [...]