Suxufi Ruug Cadaa Ah Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Oo Ethiopia Ku Geeriyooday
Addis Ababa, October 22, 2022 (Haatufonline) -Alle Ha U Naxariistee, Maxamed Cismaan Mirre (Sayid) oo ahaa guddoomiyihii muuqbaahiyaha Horyaal, iyo daadihiyihii barnaamijka [...]