Latest News

8 Kireen Oo Ah Nooca Waaweyn Oo Dekadda Berebera Usoo Socda

Port of York,December 9,2020(Haatufonline)-Waxa maanta dekadda Berbera looga soo raray dekadda Port of York ee ku taala dalka Ireland 4 Kareen oo ah nooca waaweyn ee lagu sameeyo dalka Jarmalka iyadoo todobaadka soo socdana lasoo rari doono 4 kareen oo kale oo ay leedahay dekadda Berberi.Kareenadan ayaa waxa samaysa shirkadda Liebherr ee Jarmalka laga leeyahay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*