Latest News

Puntland Oo Xidhay Xafiiskii Guddida Doorashooyinka Dawladda Federalka Somalia Ku Lahayd Garoowe

Garoowe, Febr-6, 2020 (Haatuf) – Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa amaray in la xidho xarumaha Guddida doorashooyinka Dawladda Federaalka Soomaaliya ku leedahay Puntland.

Amarkan oo uu soo saaray Wasiirka Arrimaha gudaha ee Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan (Dhaban-cad) laguma sheegin Sababta keentay in la xidho Xafiisyada Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee ku yaalla Puntland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*