Latest News

Abiy Ahmed Oo Markii U Horaysay Qirtay In Ciidamada Eritrea Ay Ka Dagaalameen Gobolka Tigrayga

Addis Ababa, March 23, 2021 (Haatufonline) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa markii ugu horaysay qirtay in ciidamada dalka Eritrea ay ka dagaalameen gobolka Tigrayga ee dalkiisa.

Raysal Wasaaraha Ethiopia waxa uu sheegay in dhigiisa dalka Eritrea uu kala hadlay in ciidamadu ay ka gaysteen tacadiyo gobolka Tigrayga, inkastoo labadooduba ay hore u beenin jireen in ciidamo Eritrean ahi ay soo galeen kana dagaalameen gobolka Tigrayga, waxaana la sheegay in kufsi uu dhacay oo lagu eedeeyey ciidamada Eritrea.

Sidoo kale dalka Maraykanka ayaa falalkaasi ka dhacay gobolka Tigrayga waxa uu ku tilmaamay isir- sifayn, waxaanay ugu baaqeen ciidamada Eritrea iyo ciidamaga kale ee kusugan gobolka Tigray inay  inay ka baxaan .

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*