Latest News

Alshabaab Ubax Laaya

Muqdisho,April 5,2021(Haatufonline)-Uruka Alshabaab waxay Sabtidii dhaweyd goor cawaysnimo ah  dhimasho Iyo dhaawac ka simeen dhalinyaro ka shaahaynaysa maqaaxi ku taal xaafadda Shangaani ee magaalada Xamar.Falkan oo cadho iyo murugo badan ku riday dadweynaha ayaan aheyn kii u horeeyey ee noocan ah ee. Alshabaab ku kacdo iyadoo ay caadeysteen inay qaraxyo miidaamo ah la beegsadaan goobo aan wax xidhhidh la lahayn siyaasad ama ciidan ama xataa dhaqan xumo.
Qaraxan u dambeeyey waxa ku nafwaayey 8 dhalinyro ah oon waxba galabsan iyadoo in kalena ku dhaawacmeen

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*