Latest News

Boris Johnson Oo WasiirKa Deegaanka U Magacaabay Siyaasiga Zac Goldsmith Oo Taageera Somaliland

London,December 20,2019(Haatufonline)-Raiisal Wasaaraha Ingriiska Boris Johnson ayaa wasiirka Deegaanka iyo Duurjoogta u magacaabay Mr zac Goldsmith oo taageera dalka Somaliland.Mr Goldsmith oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Muxaafidiinta ayaa doorashadi todobaadki hore ku waayey xubinimadiisii Baarlamanka dalka UK .Hasa yeeshee Raiisal Wasaare Johnson ayaa ka codsaday Boqoradda Queen Elizabeth in ex-xildhibaan Zac Goldsmith lagu daro Golaha Odeyaasha ee aqalk saree Baarlamanka(House of Lords) si loogu magacaabi karo xil wasiirnimo taasoo ay Boqoraddu ka aqbashay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*