Latest News

Ciidamada Eritrea Oo Fadhataystay Gaantaalo Iyo Taangiyo Iyo Dagaal Ka Dhexqarxay Iyaga Iyo Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Gobolka Tigray

Addisababa,January 27,2020 (Haatufonline)-Dagaal ayaa shalay ka dhexgarxay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eritrea ee ku sugan gobolka Tigray kadib markii ay ciidamada Eritrea isku dayeen inay fadhataystaan oo dhinaca dalkooda u raraan hub isugu jira gantaalo iyo taangiyo oo Itoobiyaanku lahaa.

Warkan oo uu soo daabacay Finfinne Star Media ayaa waxa lagu sheegay in dagaalku ka dhacay labada magaalo ee Adigrat iyo Edge oo uu ilaa maanta socdo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*