Latest News

Ciidamada Itoobiya Oo Ciidamada Sudan U Dabamarteeyey Gudaha Xuduudkooda Iyo Kharduum Oo Ku Tilmaamtay Cadawatinimo Fogaatay Ooy Ka Fal Celin Doonto.

Kharduum,February 24,2021(Haatufonline)-Dawladda Sudan ayaa sheegtay in ciidamo Itoobiyaan ahi ay maanta oo Axad ah ay ciidamada Sudan u dabamarteeyeen gudaha xuduudooda.War kooban oo ay wasaaradda Khaarajiga ee Sudan maanta arintan kasoo saartay ayaa waxay ku tilmaamtay in Itoobiya ay muujisay cadawtinimo fogaatay isla markaana ay si badheedh ugu xadgudubtay madaxbanaanida dhuleed ee dalka Sudan taasoo ay Sudan ka fal celin doonto,wixii ka dhacaba ay Itoobiya masuul ka noqon doonto.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*