Latest News

Dawlada Kenya Oo Joojisay Duulimaadyada Somalia.

Kenya Airways planes are seen parked at the Jomo Kenyatta International Airport near Nairobi, Kenya November 6, 2019. REUTERS/Thomas Mukoya

Nairobi, May 11, 2021 (Haatufonline) – Dawlada Kenya ayaa maanta shaacisay inay hakad galisay duulimaadyada taga ama ka yimaada magaalada Muqdisho ee caadimada Somalia marka laga reebo diyaaradaha Qaramada Midoobay iyo kuwa gargaarka, sida ay sheegtay hay’adda duulimaadyada hawada ee dalka Kenya.
Lama oga sababta dhabta ah ee ka dambayda talaabadan.
Hase yeeshee Maalintii khamiistii ayay ahay markii Somalia ku dhawaaqday inay soo celisay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee ay Kenya la lahayd.

Connect with us on Facebook