Latest News

Dawladda Maraykanka Oo Eritrea Ugu Baaqday Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Gobolka Tigray

New York,December 11,2020(Haatufonline)-Dawladda Maraykanka ayaa ku dalka Eritrea ugu baaqday inuu deg deg ugula baxo ciidamada ka jooga gobolka Tigray ee ka barbar dagaalamaya ciidamada dawladda Itoobiya ee dagaalka kula jira ciidanka maamul gaboleedka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.

Sida laga soo xigtay email uu website-ka caanka ah ee Bloombergka ka helay wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka waxa masuuliinta Maraykanku ay haatan hayaan caydaymo xaqiijinaya in ciidamo Eriteriyaan ahi ku sugan yihiin gobolka Tigray iyadoo qaar ka mid ahi labisanyihiin dirayska ciidanka Itoobiya kuwa kalena xidhanyihiin dirayska ciidanka Eritrea.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*