Latest News

Ethiopia Oo Sheegtay In Eritrea Ogolaatay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Gobolka Tigray

Adisababa,March 26,2021(Haatufonline)-War kasoo baxay dawladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in dalka  Eritrea uu ogolaaday inuu ciidamadiisa kala baxo gobolka Tigray kadib booqasho 2 maalmood ah oo raiisal wasaaraha Itoobiya ku tagay magaalada caasimadda Eritrea ee  Asmara halkaasoo wada xaajood ku dhex maray isaga iyo madaxweynaha Eritrea Asayaas Afwerki.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*