Latest News

Ethiopian Airline Oo Saaka Kasoo Degtay Madaarka Egal International Airport Iyo Maamulka Muqdisho Oo Waji-gabax Ay Ku Noqotay

Hargeisa, March 21, 2020 (Haatuf) – Diyaaradda Ethiopian Airline ee sida maalinlaha u iman jirtay Magaaladda Hargeisa ayaa saaka kasoo degtay madaarka Egal International Airport.

Imaatinka Ethiopian Airline ayaa waji gabax ku ah Maamulka Taagta daran ee Soomaaliya ee uu hogaaminayo Farmaajo, kuwaas oo geed dheer iyo mid gaabanba u koray joojinta duulimaadadii caalamiga ahaa ee Somaliland sida maalinlaha ah u iman jiray, iyadoo hore sida ay Website-keeda ku shaacisay Ethiopian Airline tibaaxday inaanay waxba iska badalin imaatinkeedii Magaaladda Hargeisa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*