Latest News

Gabadh Saaynisyahan Ah Oo 40 Jir Ah Oo Noqotay 16 Jir Kadib Markii Ay Isbaddal Ku Samaysay Unugyadii Jidhkeeda.

Abu-Dhabi,December 26,2020(Haatufonline)-Gabadh Saaynisyahan ah oo 40 jir ah ayaa kulan ay dhawaan Imaaraatka ku qabatay ku sheegtay inay haatan u tamarinayso sidii inan yar oo16 jir ah kadib markii ay wax ka badashay unugyadi jidhkeed gaar ahaan 46 unug ee loo yaqaano Koromosoom (Chromosome) ee saameeya cimriga qofka.
Gabadhan oo arintaas sharax dheer ka bixisay ayaa waxay tidh “Qaadirku waa Ilaahay .Waxan iska jaray 26 sanadood oo waxan yeeshay 16 jir jdhkeedii.Hadii Ilaahay nafta ii daayo waxa suurtogal ah inaan gaadho 129 anigoo markaas leh jidhkii 60 jirka”.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*