Latest News

Golaha Wakiillada Oo Meelmariyey Laba Xubnood Oo Xisbiyada Mucaaradku U Soo Xuleen Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa, June 28, 2020 (Haatuf) – Mudaneyaasha Golaha
Wakiillada Somaliland ayaa Maanta Ansixiyay labada xubnood ee xisbiyada Waddani
iyo UCID u soo magacawdeen guddida Doorashooyinka Somaliland.

Maxamuud Siciid Dalmar, oo xisbiga Waddani soo magacaabay
waxa ogolaaday 51 mudane halka Cabdifataax Ibraahim Xasan, 49 xildhibaan
ogolaadeen.

52 xildhibaan ayaa ka soo xaadiray fadhiga golaha.

Labadan Xubnood ayaa hore Goluhu u diiday, laakiin
Madaxweyne Biixi ayaa dib ugu soo celiyey, ka dib markii ay wada-hadleen Hoggaamiyeyaasha
Xisbiyada Mucaaradka ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial