Latest News

Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye Oo La Magacaabay

Hargeysa, March 10, 2020 (Haatuf) – Guddida fulinta Xisbiga
talada haya ee Kulmiye, ayaa ansixiyey wakhtiga la qabanayo shirweynaha 4aad ee
xisbigaas iyo guddida qabanqaabada, sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka
labaad ee Xisbigaas Axmed Cabdi Dheere oo shir-jaraa’id ku qabtay xafiiska guud
ee xisbiga.

Shirweynaha Xisbiga oo u muddaysnaa bisha April ee
sanadkan, ayaa waxa loo muddeeyey bisha June, waxaana la magacaabay 14 xubnood
oo loo xilsaaray qabanqaabada Shirweynaha.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial