Latest News

Heshiis Balaadhaan Oo Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya Oo Dhex Maray Somaliland Iyo Kenya.

Nairobi,December 15 2020(Haagufonline)- Somaliland iyo Kenya ayaa ku heshiiyey inay si weyn kor ugu qaadaan xidhiidka labadooda dal ka dhaxeeya waxaanay isku afgarteen qodobo muhiim oo taabanaya dhinacyo diblomaasiyadeed,dhaqaale,amni iyo kuwo khuseeya gaadiidka cirka,fiisooyinka,waxsoosaarka beeraha ee casriga,deeqaha waxbarashada,nabadaynta mandaqadda iyo arimo kale oo lagu faahfaahiyey war murtiyeed ee labada dal galabta kasoo sareen wada hadaladii shalay iyo maanta Naitobi ku dhexmaray wafdigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Muse Biixi iyo wafdigii dawladda Kenya ee uu hogaaminaxey madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*