Latest News

Maadadaha Qaraxa Laga Sameeyo Oo Caadi Loosoo Mariyo Dekadda Muqdisho Ee Turkigu Maamulo

Muqdisho October 17,2020(Haatufonline)-Dakedda Muqdisho ee Turkigu maamulo ayaa noqotay albaabka lasoo mariyo maadadaha laga sameeyo walxaha qarxa ee ay isticmaalasn ururka Alshabab.Sida ku cad warbixin ay laan ka tirsan Qaramada Midoobay todobaadkan soo saartay maadadaha sida caadiga ah looga soo dajiyo dekadda Muqdisho ee qaraxyadda laga sameeyo waxa ka mid ah Ammonium Nitrate iyo Sulphuric Acid waxaana lasoo dajiya intii dalku u baahnaa in ka badan iyadoo dekadda si fudud lagu soo dhaafiyo.

Kadib markii warbixintan lQaramafa Midoobay lasoo saaray ayaa hayadda sirdoonka Somalia axay Arbacadi dhaweyd sheegtay inay qabteen 79 ton oo Sulphuric Acid ah iyo dadki dalka soo galiyeyba.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*