Latest News

Maayar Soltelco Oo Dadkii Laga Raray Guriga Xusbiga, Dajiyey Dhul Ay Siiyeen

Hargeysa, April 21, 2020 (Haatuf) – dawladda hoose ee Hargeysa ayaa raritaan iyo dajin u samaysay dadkii deganaa guriga Xusbiga ee magaalada Hargeysa, si hor loogu qaado bilicda iyo fayadhowka caasimada.

Waxaana dadkaasi la dajiyey goob hore loo dadjiyey dadkii laga raray jidka Labada Boqol ee magaalada Hargeysa, waxaana hawlgalka dadkaasi loogu sameeyey rarista iyo dajinta hoggaaminayey Maayarka caasimada Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco.

https://www.youtube.com/watch?v=tRPk3y6R5WA

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*