Latest News

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalbaday Fadhi La Isugu Yeedhay Golaha Wakiillada

Hargeysa, March 23, 2020 (Haatuf) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilada isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn.

Fadhigan ayaa waxa dalbaday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sida lagu sheegay War-qoraal ah oo ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha wakiillada Baashe Maxamed Faarax, kaas oo u dhignaa sidan:-

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*