Latest News

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti

Jabuuti, December 23, 2020 (Haatufónline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweynaha iyo weftigiisa  waxaa halkaasi ku  soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Jabuuti Mudane Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali) oo ay wehelinayaan masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dalka Jabuuti iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*