Latest News

Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Somalia James Swan Aanu Matalin Somaliland

Hargeysa October 28,2020(Haatufonline)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muusa Biixi ayaa dhaleecayn kulul usoo jeediyey Qaramada Midoobay waxaanu ku eedeeyey inay Somaliland kula dhaqanto kolba siyaasadaha laga soo faro VillaSomalia.

Madaxweyne Biixi mar uu maanta khudbad ka jeedinayey Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulimiye wuxu sheegay in Somaliland aanay marnaba ogolaan doonin in lagu jujuubo qorsheyaal horumarineed oon keeda aheyn cidii sidaas kula shaqaynaysana ay diyaar u yihiin cidii diidanna ceshato mucaawimadeed.Mr Biixi waxa uu intaas ku daray in Wakiilka Jimciyadda Qaruumaha ka Dhaxaysa ee Somalia James Swan aanu matalin Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*