Latest News

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dekeda Berbera

Berbera, January 12, 2021 (Haatufonline)Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa kormeeray Dekeda Berbera.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*