Latest News

Madaxweyne Trump Oo Sheegay Inuu Itoobiya Lacagti Ka Joojiyey Iyo Suurtogalnimada In Masar Qarxiso Biyoxidheenka Niilka Ee Gerd Eeddana Itoobiya Dusha Kasaaray.

Washington October 24,2020(Haatufonline)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in Masaaridu ay aad uga cadhoodeen bixitaankii ay Itoobiya ka baxday wadahadaladi ku saabsana biyoxidheenka ay Itoobiya ka hirgalisay biyaha Niilka ee la donate in xal loogu helo muranka labada dal u dhaxeeyey ee khusaynayey biyoxidheenkaa sidaas darteedna ay suurtogal tahay in Masar ay ku kacdo talaabo ay ku burburinayso biyoxidheenkaasi Itoobiya ku yaala.

Mr Trump waxa uu eedda burburki wada hadalada dusha ka saaray Itoobiya waxaanu Sheegay inuu Itoobiya ka jaray lacagti uu Maraykanku siin jiray.Trump ayaa warkan saxaafadda u Sheegay ka dib mar uu telefoonka shalay kula hadlay raiisalwasaaraha Sudan Homdok.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*