Latest News

Magacyada Halyeeyadii SNM Ee Ku Shahiiday Dagaalkii Buuraha Galbeed Maanta Oo Kale 1984

Hargeysa,November 11,2020(Haatufonline) Lixdii November 1984 waxa galbeedka Somaliland usoo talaabay 146 mujaahid oo ka tirsanaa ciidamadii SNM iyagoo kasoo kicitimay saldhigyadoodu ku yaalay xadka dushiisa waxaanay soo mareen Lafa-Ciise/Sheed-dheer/Awbare iyadoo ay dalka kasoo galeen galbeedka tuulada Tuli Cagaagan iyagoo usii jeeda inay gaadhaan silsiladda buuraha Golis qaybta ku beegan Xeebta Galbeed si ay halkaas saldhigyo uga sameystaan.

Dagaalo culus oo dhexmaray cutubyadii Mujaahidiintii SNM ee gudaha galay iyo ciidamadii Faqash kadib waxa maanta oo kale oo muddo 36 sanadood laga jogo Mujaahidiintii SNM ee galbeedka kasoo galay ka Shahiiday 73 Mujaahid oo magacyadoodii hoos ku qoranyihiin una
duceeya dhamaantood in ilaahay naxriistiisa ugu deeqo:

Saldhiggii DABAYL-WEYNE ( DHIMASHO )

1- Maxamed Ibraahim Cismaan. ( Shumburo ).
2- Cabdillaahi Axmed Dhimbiil.
3- Cabdi-weli Cabdi Caabbi.
4- Maxamed Cabdi Ibraahim ( Arnab ).
5- Muxumed Ciise Faarax.
6- Farxaan Cabdi Obsiiye.
7- Ismaaciil Xaashi Cabdi ( Radio ).
8- Axmed Muuse ( Dhiddo ).
9- Xuseen Sh. Maxamuud. ( Shoodha Askari )
10- Cabdixakiim Ibraahim Cige ( Ilko-bariis ).
11- Cabdillaahi Xaashi Madar.
12- Axmed Koosaar Faarax Jire.
13- Mawliid Gamadiid Jaamac.
14- Yuusuf Cabdi Saleebaan ( Bayle ).
15- Maxamed Cabdi Cabdillaahi ( M. Deegaan ).
16- Saleebaan Cabdi Aaden ( Sandheere ).
17- Cabdiraxmaan Saleebaan Ismaaciil ( Fagadhe ).
18- Cumar Maxamed Dheg-jar.
19- Axmed Cabdillaahi Dhimbiil.
20- Cali Cumar Sh. Ibraahim ( Kariye ).
21- Dhimbiil Seed.
22- Maxamed Maxamuud Jaamac ( M.M.J ).
23- Cismaan Dhuxul.
24- Maxamed Cabdillaahi ( Indho-deero ).
25- Muuse Xasan Yaasiin ( Muuse Bidaar ).
26- Saciid Cabdi Wacays ( Saciid-madoobe ).
27- Axmed Maxamed Cabdi ( Axmed-jiinis ).
28- Axmed Subeer.
29- Cumar Yaxbul Faarax.
30- Maxamuud Yaasiin Nuur.
31- Cali Maxamed Aaden ( Cali-qaws ).
32- Ibraahim Ciise Cawaale.
33- Ibraahim Sh. Aaden Cali ( Khaliil ).
34- Cabdillaahi Cali.
35- Abiib Axmed Daahir.
36- Faysal Ibraahim Ciise ( Laago ).
37- Jamaal Maxamed Xirsi ( Dibjiro ).
38- Xuseen Sh. Maxamed Cabdi ( Qas-goo ama Karaag ).
39- Axmed Cabdi Qarraash.
40- Maxamuud Maxamed Yuusuf ( Sh. Isaxaaq ).
41- Axmed Cumar Askak.
42- Maxamuud Cabdi Ismaaciil ( Dhagay ).
43- Axmed Muxumed
44- Xaashi-Samiir.
45- Maxamuud Maxamed Jaamac ( Jeesto ).
46- Xaashi Taarwale.
47- Ibraahim Daa’uud.

Saldhiggii DURYA (DHIMASHO)

1- Najiib Xaaji Ibraahim.
2- Maxamed Warsame ( Qoor-gaab ).
3- Cabdi X. Maxamed.
4- Maxamed Dhamac.
5- Odowaa Muuse Xasan.
6- Maxamed Ciise.
7- Daa’uud Daahir Raage. ( Saraakiishii ciidanka ).
8- Cumar Barkhad Xirsi.
9- Jaamac Dable Xirsi ( Jaamac-dhuub ).
10- Maxamed Muxumed Intifaac ( M. Case ).
11- Haaruun Maxamed.
12- Maxamed Cilmi ( Saajin ).
13- Daahir Maxamed Obsiiye.
14- Maxamed Cabdillaahi Maxamuud.
15- Aaden Cali Diini.
16- Cabdi Cabdillaahi

Saldhiggii QUDHAC RAAMAALE ( DHIMASHO ).

1- Mahdi Isxal.
2- Dhamac Aw-Muxumed.
3- Saciid Maxamed ( Gadh weyne ).
4- Maxamed——–
5- Axmed ——-
6- Cabdi Warsame Saciid.
7- Maxamuud Maxamed ( Guray ).
8- Fanax Aw-Muxumed.
9- Muuse Maxamed Maxamuud

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*