Latest News

#Maqale Oo Sidii Hargeysa Loo Bililiqaystay Iyo Dadkii Oo Wadooyibkii Dhagxaan Ku Xidhay Si Ay Joojiyaan Gaadiidka Ciidanka Iyo Shicibka Alaabtooda Daabulanaya

Maqale,December4,2020(Haatufonline)-Boqolaal gaadiid ah oo ay wataan dad ciidan iyo shicibba isugu jira oo jasoo jeeda dalka Eritrea iyo gobolka Amxaarada Itoobiya ayaa maalmahanba lagu rarayey alaabooyin laga biliiliqaysanayo magaalooyinka iyo tuulooyinka gobolka Tigray taasoo keentay in dadka deggan caasimadda gobolka Tigrayee Maqale ay wadooyinka magaalada ku daadiyaan dhagxaan ay ku caraqaladaynayeen inu soo maro gaadiidka lagu qaadiyo biliiliqada.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*