Latest News

Maraykanka Oo Ku Baaqay In Ciidamad Eritrea Iyo Maleeshiyada Amxaaradu Degdeg Uga Baxaan Gobolka Tigray

Washington,February 28,2021(Haatufonline)-Dawladda Maraykanka ayaa ku Baaqay in ciidamada dalka Eritrea iyo maleeshiyada Amxaaradu degdeg uga baxaan gobolka Tigray iyo in maamulka raiisalwasaaraha Itoobiya Abi Axmed suurtagaliyo sidii gargaarka aadaminimo carqalad la’aan loogu gaadhsiin lahaa dadka ku tabaalaysan gobolkaasi iyo waliba in baadhitaan caalamiya oo madax bannaan lagu sameeyo xadgubyadi ka dhacay gobolka Tigray sida dilka,kufsiga,barakicinta iyo boobka hantida.

Wasiirka Arimaha Dibadda we Maraykanka Anthony Blinken oo ka hadlay dawladda ka jirtagobolka Tigray ayaa waxa uu yidhi “Dawladda Maraykanka waxay si weyn uga walaacsantahay xasuuqa laga soo waramayo inuu ka dhacay gobolka Tigray ee ku yaala Itoobiya.Waxanu si xoog leh u cambaaraynayna dilalka,dadka xoogga lagaga saarayo barihii ay

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*