Latest News

Meydki Cali Khaliif Galaydh Oo Saaka Laga Qaaday Jigjiga Loona Duuliyey Xamar

Jigjiga,October 10,2020(Haatufonline)-Waxa barqadi maanta magaalada Jigjiga laga qaaday Allah ha u naxariistee meydki Cali Khaliif Galaydh waxaana loo duuliyey magaalada Muqdisho ka dib marki uu doraad ku geeriyooday caasimadda dawlad deegasnka Soomaalida Itoobiya ee Jijiga.⁷

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*