Latest News

Musharaxa Dimuqraadiga Maraykanka Oo Haweenay U Xushay Ku Xigeenkiisa

Washington, August 12,2020 (Haatuf) – Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ee u tartamaya doorashada Madaxtinimada ee dalka Maraykanka ayaa Joe Biden ayaa u xushay haweenayda Kamala Harris inay noqoto ku xigeenkiisa tartanka la oroda.

Sen. Kamala Harris oo la soo doorto California, ee uu u doortay Joe Biden inuu u tartamto ku xigeenkiisa, ayaa noqon doonta haweeneydii ugu horeysay ee Madow ah iyo qofkii ugu horreeyay ee asal ahaan ka soo jeeda India ee loo soo xusho jagada ugu sareysa ee xisbiga.

Harris oo da’deedu tahay 55 jir ayaa ku dhalatay Oakland, California, waxaanay ayaa hore u ahayd xeer ilaaliye guud ee California iyo San Francisco.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*