Latest News

Puntland Oo Sheegtay In Aanay Farmaajo U Aqoonsanaan Doonin Madaxweynaha Somalia Laga Bilaabo 12 Habeenimo Ee Caawa

Dhusamareeb February 7,2021(Haatufonline)-Maamul goboleedka Puntland ayaa iclaamiyey in aanay Cabdillaahi Maxamed Farmaajo u aqoonsanaan doonin madaxweynaha Somalia laga wuxii ka dambeeya 12 Saacadood ee Habeenimada Caawa.

Goaankan Puntland waxa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Dhuusamareeb kaga dhawaaqay wasiirka warfaafinta maamul goboleedkaasi Cabdilaahi Xirsi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*