Latest News

Saraakiil Ka Tirsan Al Shabaab Oo Ciidanka Danab Ku Dilay Shabeelada Hoose

Wanleweyn,September 30,2020 (Haatufonline)-Ciidanka Danab ee Somalia ayaa laba sarkaal iyo lix askari oo ka tirsanaa ururka Alshabaab ku dilay goob ku taala degmada Wanleweyn ee Shabeelada Hoose sida lagu sheegay warbixin ay ciidankaasi shalay soo saareen.

Labada sarkaal ee Alshabaab laga dilay ayaa kala ah Cabdulcasiis Awoowe oo ahaa madaxa sahanka Alshabaab ee gobolka Shabeelada Hoose iyo Abu Khaddaab oo ahaa sarkaalki u qaaabilsana farsamooyinka agu sameeyo qarxyada.

Hawlgalka lagu dilay dablayda Alshabaab waxa uu ka dhacay meel ku dhaw tuulada Sahan-yarey oo ka tirsan degmadda Wanla-weyn.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*