Latest News

Somaliland: Guddida Ka Hortaga Coronavirus Oo Joojiyey Dadka Ka Yimaada Yurub Iyo Waqooyiga America

Hargeysa, March 29, 2020 (Haatuf) – Guddida heer Qaran ee ka hor-tagga xanuunka Coronavirus ee jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegay in laga bilaabo 30-ka bishan March ay joojiyeen dhamaan dadka ka yimaada Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Amerika.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Guddidaasi oo uu ku saxeexan yahay hMadaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici;-

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*