Latest News

Somaliland Oo Joojisay Ka Ganacsiga/Keenista Qaadka

Hargeysa, April 23, 2020 (Haatuf) – Guddida ka hortaga xanuunka Covid19 oo shir la yeeshay ganacsatada Qaadka ee Somaliland ayaa soo saaray go’aamo lagu joojinayo qaadka dalka soo gala.

Waxaanay guddidu ay sheegeen in laga bilaabo maalinta Axada ee taariikhdu tahay 26-ka April 2020, Somaliland laga joojiyey keenista iyo ka ganacsiga qaadka ilaa maalinta Salaasada ee taariikhdu tahay 21-ka May 2020, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay guddidaasi oo u dhignaa sidan;

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*