Latest News

Somaliland Oo Ku Wargalisay Beesha Caalamka Inaanay Qayb Ka Ahayn Hannaanka Doorashada Soomaaliya

Hargeysa, September 21, 2020 (Haatuf) – Dawladda Somaliland ayaa ku wargalisay beesha caalamka in aanay qayb ka ahayn hanaanka doorashada Somaliland oo ay tahay dawladd madaxbanaan oo wax shaqo ah aan ku lahayn haba yaraatee nidaamka dawladda taagta daran ee Somalia.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan:

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*