Latest News

Somaliland Oo Sheegasho Caalwaa Ah Ku Tilmaantay Ergay Madaxweynaha Somalia U Magacaabay Badda Cas iyo Gacanka Cadan

Hargeysa, December 3, 2020 (Haatufonline) – Jamhuuriyada Somaliland ayaa  Riyo-maalmeed iyo sheegasho caalwaa ah ku tilmaantay Ergay Madaxweynaha Somalia usoo magacaabay Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*