Latest News

Suudaan Oo Hal Askari Kaga Dhintay Labana Gacanta Lagaga Dhigay Dagaal Xadka Ku Dhexmaray Ciidamada Itoobiya Iyo Kuwa Suudaan

Qadaaref,February 4,2021(Haatufonline)- Hal Askari oo reer Suudaan ah ayaa ku dhintay dagaal ciidamada Itoobiya iyo kuwa Suudaan Salaasadi ku dhexmaray xadka u dhaxeeya labada dal kadib marki ay ciidamada Itoobiya gudaha usoo galeen dhulka Suudaan.Masuuliinta Suudaan waxa kale oo ay sheegeen in dagaalkaasi laba askari gacanta lagaga dhigay oo ay Itoobiyaanku kaxaysteen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*