Latest News

Taliyihii Ciidanka Bileyska Somaliland Oo Geeriyooday

Hargeysa, (Haatuf) – Alle ha u naxariistee Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas, Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday Cubitaalka International Hospital ee magaalada Hargeysa.

Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa bilihii u dambeeyey xanuunsanayey, waxaanu dhawr jeer xaaladd cafimaad ugu baxay dalka dibadiisa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*