Latest News

Tigrayga Oo Caawa Gantaalo Ku Garaacay Kaydkii Hubka Ee Yaalay Asmara Iyo Dekemhare

#Asmara,November27,2020(Haatufonline)-Ciidamada maamulka gobolka #Tigray ayaa caawa gantaalaha ridada dheer ku weeraray bartilmaameedyo ku yaala caasimadda dalka Erirea ee Asmara iyo magaalo kale oo la yidhaahdo Dekemhare. Weerarkan oo ay dawladda Eritrea xaqiijisay waxay ilo ku dhaw dhaw Tigreegu sheegeen in gantaalaha lala beegsaday kaydkii hubka ee kala yaalay labadaas magaalo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*