Latest News

Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somalia Iyo Madaxda Qadar Oo Dooxa Kaga Wada Xaajooday Sidii Arimaha Somalia Loo Furdaamin Lahaa

Dooxa,November 16,2020(Haatufonline)Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia James Swan ayaa booqasho uu todobaadkan ku tagay dalka Qadar magaalada Dooxa kula kulmay wasiirka Khaarajiga ahna Raiisalwasaare ku xigeenka dalkaasi.

War kooban oo ay wakaaladda wararka ee dawladda Qadar kasoo saartay kulankaa ayaa waxay ku sheegtay in Mr James Swan iyo Raiisalwasaare ku xigeenka Qadar Sheekh Maxamad Bin Cabdulraxmaan Aal-thaani ay ka wada xaajoodeen sidii ay Qadar kaalin mug leh uga geysan laheyd furdaaminta arimaha cakiran ee Somalia

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*