Latest News

Wakiilka Xafiiska UK Ee Somaliland Oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Saddexda Xisbi Gaadheen

Hargeysa, July 12, 2020 (Haatuf) – Madaxa Xafiiska Britain ee Hargeysa Stuart Brown ayaa sheegay in UK ay soo dhaweynayso heshiiska saddexda xisbi ee Somaliland ay ka gaadheen qabsoomida Doorashada golayaasha Degaanka iyo Baarlamaanka.

Mr Stuart Brown ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay Twitter-ka, waxaanu intaasi ku daray in heshiiskani uu cadaynayo doorka Guddida doorashooyinka, Saamiga kuraasta iyo mudaynta wakhtiga kama dambaysta ah ee doorashada, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin talaabooyin muhiim ah oo hore loogu qaaday doorashooyinka Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial