Latest News

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xaqiijiyey In Qofkii U Horeeyey U Geeriyooday Covid19

Boorama, May 1, 2020 (Haatuf) – Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa xaqiijiyay qofkii u horreeyay Somaliland inuu ugu geeriyooday Cudurka Covid-19.

Qofka dhintay oo ahaa Nin ayaa ku geeriyooday magaalada Boorama, waxaana maalintii shalay lagu aasay Boorama oo ah xarunta gobolka Awdal, iyadoo maanta la shaaciyay Natiijada Baadhitaankiisa.

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa sidoo kale xaqiijisay in saddex kiis oo cusub oo Covid19 ah laga helay Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial