Latest News

Xisbiga UCID Oo Dib Usoo Magacaabay Xubinta Guddida Doorashooyinka U Matalaysay

Hargeysa, March 11, 2020 (Haatuf) – Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa magacaabay xubinta guddida doorashooyinka Somaliland u matali doonta.

Sida lagu sheegay qoraal magacaabid ah oo ka soo baxday xisbiga UCID oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, kaas oo lagu sheegay in xisbiga UCID uu Cabdifataax Ibraahim Xasan usoo xulay inuu ku matalo guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*