Latest News

Xisbiga Waddani Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan

Hargeysa, November 28, 2020 (Haatufonline) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa.

Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Somaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*