Xukuumada Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxeexday Mashruuc Lagu Horumarinayo Laasgeel

Hargeysa, March 8, 2020 (Haatuf) – Xukuumada Somaliland
iyo Midawga Yurub ayaa kala saxeexday mashruuc ay iska kaashanayaan oo lagu ilaalinayo
Laasgeel iyo goobaha taariikhda dalxiiska ee Somaliland, .
Mashruucan ayaa waxa Somaliland iyo Midawga Yurub waxa u
kala saxeexay Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan iyo Ergayga
Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Ambassador Nickolas Berlanga.
Mashruucan oo lagu kala saxeexday Laasgeel ayaa sidoo
kale waxa goobjoog ka ahaa Jamac Muuse Jaamac oo ka tirsan Xarunta Dhaqanka ee
Hargeysa.
Leave a comment