Latest News

Xukuumada Somaliland Shir Nabadeed U Furtay Beelo Ku Dagaalamay Adhi-Cadeeye

Adhi-cadeeye, December 6, 2020 (Haatufonline) – Xukuumada Somaliland ayaa gogol nabadeed u fidisay beelo wada dega degmada Adhi-cadeeye oo ka tirsan gobolka Sool oo hore ay shaqaaqo ugu dhexmartay degaankaasi.

Shir nabadeedkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa wefti balaadhan oo ka socday xukuumada Somaliland oo uu hoggaaminayo Siciid Sulub oo ah Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland, kaas oo sheegay inuu Illaahay ka baryayo in dhibtaasi dhacday inuu Illaahay u sakhiro.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*