Latest News

Xulka Gobolka Awdal Oo 1 Iyo 0 Kaga Badiyey Selel

Hargeysa, November 4, 2020 (Haatufonline) – Ciyaar Adag oo xiise iyo xamaasad leh oo ay wada ciyaareen xulalka Gobolka Awdal Iyo Selel ayaa maanta ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium.

Ciyaartan oo ay ka soo qaybgaleen Taageerayaal labada xul ee ciyaarayey ayaa Xulka Gobolka Awdal waxa u suuragashay inay hal gool dhashadaan dhaliyaan 90-kii daqiiqo ee ciyaartu socotay.

Labadan Xul oo ka wada tirsanaa Groupka D ayaa Xulka Awdal oo haysta Hal Koob oo Ciyaaraha Gobolada Ah, waxa uu la ciyaaray gobolka Selel.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*