Latest News

Xulka Gobolka SOOL Oo 1 Gool Iyo 0 Kaga Badiyey TOGDHEER, Kana Soo Baxay Group D.

Hargeysa, November 1, 2020 (Haatufonline) –  Xulka Gobolka SOOL ayaa 1 gool iyo 0 kaga badiyey xulka gobolka Togdheer, oo ciyaar xiiso iyo xamaasad leh ay ku dhexmartay Garoonka Hargeysa Stadium oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Somaliland.

Sidoo kale xulka Gobolka Sool ayaa ah xulkii ugu horeeyey ee Groups-ka D kasoo baxa Tartanka gobolada ee ka socda Hargeysa Stadium.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*