Qaramada Midoobay Oo Sheegtay in 16 Shaqaalaheeda Ka Mid Ah Lagu Xidhay Addis Ababa
Addis Ababa, November 9, 2021 (Haatufonline) – Qaramada amidoobay ayaa sheegtay in 16 shaqaalaheeda ka mid ah oo Ethiopian ah lagu xidhay caasimada dalkaasi ee Addis [...]